+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

Shirweyne Heer Qaran Ah Oo Ku Saabsan Ka Mid Noqoshada Haweenka Ee Hogaaminta

NAGAAD oo kaashanaysa Oxfam ayaa soo qaban qaabisay shirweyne heer qaran ah oo ku saabsan ka mid noqoshada haweenka ee hogaaminta bini’aadantinimada. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida Hay’adaha Qaramada Midoobay,NGO’s,  NGO-yada, bulshada rayidka ah, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, haween ka socday bulshada barakacayaasha ah.

Author: Ismail