Hargeysa (NAGAAD) – Daladda Ururrada Haweenka ee NAGAAD, ayaa Magaalada Hargeysa ku qabatay Kulan lagu gor-feeyay Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka. Kulankan oo qayb ka ah 16-ka Maalmood ee loo qorsheeyay ka hadalka Tacadiyadaha loo geysto Haweenka iyo sidii loo tashan lahaa dhibaatooyinkaa sidii looga gudbi lahaa, ayaa waxa ka qayb-galay Maamulka sare ee Daladda…
NAGAAD Network oo kaashanaysa SIHA ayaa soo gebagebeysay tabobar ku saabsan, ka caawinta kobcinta awooda dhinacyada u doodista iyo u ololaynta kooxda WRO ee Somaliland.
Shirka Isbahaysiga Ururadda Haweenka NAGAAD oo ka dhacay magaalada Hargiesa ee Somaliland. Ajendaha kulankasi: Dib u eegista qorshaha sanadeedka ee la gaadhay 2022 Dhiirigelinta urur Siyaasadeedada ay hogaaminayaan haweenku.
kulankan ayaa lagu soo bandhigayey daarasad ay dallada NAGAAD ka soo sameysay degmada Ceel-afwayn iyo degaanada hoos yimaad waxaanay iska kaashadeen ha’adda oxfam . daarasadaasi waxay iftiimisay dhibatooyinkii baahsanaa ee ka dhacay deganadaasi iyo sidii ay saameynta ugu yeelatey nolosha dhaqan dhaqaale, waxbarsho, caafimaad, ee degmada Ceel-afwayn iyo deegaamadda hoos yimaada waxaana ka soo qayb…
Dallada NAGAAD Network oo kaashanaysa Wasaaradda Arimaha Dibada ee Netherlands iyo The African Women’s Development and Communication Network ayaa Tababar ku saabsan, Ku tababarida cadaalada cimilada ee shabakada WRO iyo xubnaha AACJ, ku soo gabogabaysay Magaaladda Hargaysa.
Kulan ku saabsan Did u eegista Guddidii ka Shaqaynaysay Qoondadii Haweenka ee Kuraasta Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka, Caqabadihii ay la kulmeen iyo Casharaddii laga bartay, kulanka oo ay soo wada qabanqaabiyeen NAGAAD IYO SONSAF, ayaa ka furmay Guleed Hotel Magaaladda Hargaysa.