+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

NAGAAD Ayaa Soo Gebagebeysay Tartan Kubadda Cagta Ah Oo Loo Qabtay Lixda Xaafadood Ee Barakacayaasha..

Dallada Isku Xidhka Haweenka ee NAGAAD ayaa soo gebagebeysay Tartan Kubadda Cagta ah oo loo qabtay Lixda Xaafadood  ee Barakacayaasha  Ayax 4, Ayax 3, Malawale, Digaale, Daami iyo Stadium  ee aanu wada shaqaynta la leenahay. VYA iyo OA hablaha iyo wiilasha, waxay naqshadeeyaan, qorsheeyaan oo ay fuliyaan hawlaha ka qaybgalka bulshada – tusaale ahaan riwaayadaha, warbaahinta, fanka ama dhacdooyinka ciyaaraha, doodaha, daabacaadaha, iwm, tartankan waxaa koobka isugu soo hadhay labada xaafadood naadiyadooda kala ah Digaale iyo Ayax 3, waxaana koobka qaaday oo guushu raacaday Ayax 3

 

Author: Ismail