+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

Civil Society Organizations Denounced the Parliament’s Vote against the Bill Establishing Quotas for Women and Minorities.

Hargaysa NAGAAD- Somaliland’s civil society organizations held a press release condemning the parliament’s decision to decline the gender quotas bill. Members from NAGAAD expressing their disapproval said:

Ladies and Gentlemen,

Women in Somaliland play an important role in strengthening the country’s democracy, economy and social cohesion. Somali women are the largest group of voters, and the biggest campaigners during elections. However, they have been left out of all leadership positions in government.

It is important that the community realizes women are capable of holding public offices, and it is imperative that they are present in decision making spaces like the local government and the House of Representatives. Women need to have meaningful political access to and influence in local governments, as they are responsible for delivering a range of social services like water, and healthcare, and in the parliament as they have the ability to make new laws or change existing ones.

There is a lack of inclusive power-sharing and comprehensive institutions in the country because only 2.6% of government officials are women which shows that women are absent from positions of legitimate leadership and influence.

It is truly disheartening and disappointing that the government, the lower and upper chambers, and the three political parties haven’t supported this bill. Nevertheless, we ask the parliament to review the gender quotas bill and give it the necessary attention it needs.

As grassroots and civil society organizations, we are disappointed by the parliament’s decision, on September 27th 2020, to reject the bill on establishing quotas for women and minorities.

We pledge to continue our efforts to fight for inclusive institutions because our goal is to see women in all levels of government.

 

Ismahaan Abdi Salaan Chairperson, NAGAAD Network.

 

 

Ururadda Bulshadda Rayidka Ah Ee Soomaaliland Oo Cambaareeyay Go’aankii Baarlamaanku Ku Laalay Qoondada Haweenka iyo Dadka laga Tiradda Badanyahay Ee Doorashooyinka Baarlamaanka Iyo Golaha Deegaanka, Baaqna Ka Soo Saaray.

Hargaysa NAGAAD- Ururadda Bulshadda Rayidka ee Soomaaliland ayaa baaq ay ku cambaaraynayaan soo saaray, go’aankii ay  Golaha Wakiiladdu kaga saaren, kuna laalen Xeerka Doorashooyinka Qoondadii Haweenka iyo Dadka laga tiradda badanyahay, baaqan oo ay ka soo saaren Xarunta dalladda isku xidhka haweenka ee NAGAAD waxa uu u dhignaa sidan:-

Taariikh: 27/9/2020

BAAQ (DECLARATION)

Ujeeddo: BAAQ ay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland oo ku saabsan laalista Qoondada Haweenka ee doorashada golaha Wakiiladda iyo Golaha Degaanka

Mudanayaal/ Marwooyin

 

Sida aad ka warqabtaan, Haweenka Somaliland waxa ay kaalin muhiim ah kaga jiraan dhismaha dhaqan-dhaqaale iyo Bulshaba ee Jamhuuriyadda Somaliland, Haweenku waa rukunka ugu wayn ee geeddi socodka Dimuqraadiyadda iyo hanaanka doorashooyinka Somaliland, iyaga oo ah  codbixiyayaasha ugu badan ee doorashooyinka Somaliland, hase ahaatee, haweenku marnaba kama helin saamigii ay mudnaayeen xukuumadihii kala dambeeyay ee Somaliland.

Waxaa xusid mudan in aan bulshada dareensiino in aaney haweenku ka muuqan meeqaabka dawladimo ee jira sida golayaasha deegannka oo ah halka baahiyaha aasaasiga sida biyaha, caafimaadka , nadaafada iyo daryeelka dantayarta ee bulsho lagu jaangooyo, iyo golaha wakiilada oo ah meesha laga dejiyo  siyaasaddaha iyo shuruucda lagu hago  bulsho caafimaad qabta ta.

Taasi waxay cadeyneysaa kala dhantaal ku jiro nidaamka dimoqaraadiyadda iyo tallo wadaaga madama ay bulshada intii u badneyd ay ka maqantahay sida haweenka oo oo tirada kaga jirtaa tahay ka  kooban tahay 2.6%

Waxaa ayaan darro ah in marnaba aaney ka suurtagalin dawaladda, golayaasha, qaranka, xisbiyadda in arimahaas wax ka qabtaan iyagoo waafijinaya shuruucda wadanka. Ma jirto qodob dastuuri ah oo diidaya in arrimaha u baahan dib-u-eegis la sameeyo oo shuruucda la waafijiyo, sida u cadeeyay  garyaqaanka guud iyo Dastuurkuba

Sidaa awgeed, Ururadda Bulshada Rayidka ah ee Somaliland waxa ay ka niyad jabsanyihiin go’aanka shaley oo bishu ahaey 27/9/2020 ee golaha wakiiladdu ku laaleenka qoondada haweenka .

Waxaan bulshada somaliland u cadeyneynaa in Haweenka somaliland dadaalkooda aaney ka Daaleyn , ku talagalkooduna u yahay in haweenku waddanka wax ku  yeeshan

Ismahaan Abdi salaan

Gudoomiyaha NAGAAD

 

 

 

Author: Ismail

Leave a Reply