+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

Daarasad Ay NAGAAD Ka Sameysay Degmada Ceel-Afwayn Iyo Degaanada Hoos Yimaada

kulankan ayaa lagu soo bandhigayey daarasad ay dallada NAGAAD ka soo sameysay degmada Ceel-afwayn iyo degaanada hoos yimaad waxaanay iska kaashadeen ha’adda oxfam .
daarasadaasi waxay iftiimisay dhibatooyinkii baahsanaa ee ka dhacay deganadaasi iyo sidii ay saameynta ugu yeelatey nolosha dhaqan dhaqaale, waxbarsho, caafimaad, ee degmada Ceel-afwayn iyo deegaamadda hoos yimaada
waxaana ka soo qayb galay masuuliyiin ka socdey xukuumada iyo xubno ka mid ah hayadaha maxaliga ah iyo kuwa caalamaiga ah .
Wasiir ku xigeenka wasaarada shaqo shaqo galinta iyo arimaha bulshada
Cabdirashiid Ibraahin Muumin, oo ugu horyan ku kulankaasi furay ayaa yidhi:-
Nafiisa Yuusuf Maxamed
agaasimaha fulinta dalada nagaad oo faahfaahin ka bixisay daraasadaasi ayaa tidh:
Waxaana iyaguna halkaasi ka hadlay :
Cabdrisaq Cali Yusuf oo ka socda UNFPA
Khaalid ibraahin ismaciil oxfam
kaltuun Yuusuf Cabdilaahi Interpeace
Ugudanbayn waxaa kulankaasi soo xidhay
Wasiir ku xigeenka Amniga ee wasaaarada arimaha gudaha Cabdilaahi Xuseen Maxamed

 

 

Author: Ismail

Leave a Reply