+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

Women From The Republic Of Somaliland Thank You For Choosing Sucaad Ibrahim As A Candidate For The Parliamentary Elections

Nagaad Network held a lunch honoring the leaders from the Baho-deeqsi clan for endorsing a woman, Sucad Ibrahim, for the upcoming parliamentary elections. Sucaad is running for a seat in the House of Representatives representing Maroodi Jeex district. The award given to the Baho-deeqsi leaders expressed, “Women from the Republic of Somaliland thank you for choosing Sucaad Ibrahim as a candidate for the parliamentary elections on behalf of the Baho-deeqsi clan”

Some of the keynote speakers at the lunch were Asmahan Cabdisalaan Xasan, Chairperson of Nagaad, Khadra Cumar Xasan, Vice Chairperson of Nagaad, Amino-Milgo, a former parliamentary candidate, Saynab, a member of Baho-deeqsi clan, Liiban Fadhfadhle, chief of the clan, the chairperson and secretary of the Baho-deeqsi committee, Amran Bile, a candidate for the HOR elections, as well as Sucaad Ibrahim.

 

Daladda haweenka Somaliland ee NAGAAD ayaa magaalada hargeisa waxay munaasibad hadhimo sharafeeda ugu sameeyeen haldoorka kala duwan ee beesha Baho-deeqsi oo kamida beelaha dega koonfata magaalada hargeisa kuwaas oo dhawaan musharaxad haween ah u soo xulay in ay doorashada golaha wakiilada Somaliland ee soo socota uga qayb gasho tartamyaasha musharixiinta gobalka maroodi jeex’
shaado sharaf halkaasi lagu gudoonsiiyay haldoorka beeshaasi ayaa lagu yidhi:- “Haweenka JSL waxa ay idiinka mahad-celinayaan sida sharafta leh ee aad Marwo. Sucaad Ibraahim ugu xusheen musharaxa golaha wakiillada ee metelaya beelwaynta baha-deeqsi”.
Waxan halkaas ugu horyan ka hadashay gudoomiyaha dalada haweenka NAGAAD Asmahaan Cabdisalaan Xasan, Guddoomiye Kuxigeenka NAGAAD Khadra Cumar Xasan, sidoo kale wax halkaasi ka hadashay Aamino-milgo oo kamid ahayd haweenkii hore isugu sharaxay doorashadii hore ee golaha wakiilada balse aan ku soo bixin, Saynab oo kamida haweenka beeshaas, Chife caqil liibaan fadhfadhle, gudoomiyaha gudidda baho deeqsi iyo xogahayah gudidaasi beesh, sidoo kale waxaa Iyana halkaasi ka hashay Amran Bile oo u sharaxan doorashadda golaha wakiilada Soomaaliland, ugu danbayntii waxaa halkaa ka hadashay Sucaad Ibraahim oo ah murashaxadda ay soo xuleen Beesha Baha-deeqsi ee koonfurta Hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=l4SWTKBRtwk
Author: Ismail

Leave a Reply