+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

Daladda Isku Xidhka Ee NAGAAD Iyo Ururka Ay Ku Midoobeen Ururada Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxaliga Ah Ayaa Si Wada Jir Ah U Qabtay Laba Cisho Oo Tababar Ah.

Tababarkaasi oo lagu lafogurayey sidii ay uga qayb gali lahaayeen deeqaha bani aadaminimo.

Kulankaasi oo ay sharaxaad iyo la wadaagis waayo aragnimadooda ah ka bixiyeen ururada wadaniga ah ee iyagu fursada u helay inay ka qayb galaan ama helaan deeqahaa bani aadaminimo.

Tababarkaasi waxa uu ahaa tababar ay ka soo qayb galayaashii aad ugu falanqeeyeen uguna faraxsanayeen hawlahaasi.

Kulankan ayaa waxa uu ku soo gabo gaboobay in warbixinta ka soo baxdaa uu noqon doono kii ururadu ay ku shaqo tagi lahaayeen ee ay kaga qayb gali lahaayeen hawlaha bani aadaminimo.

Author: Ismail

Leave a Reply