+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

Baaqa Odeyaasha, In Aan La Soo Faro Gelin Kiisaska GBV.

NAGAAD oo gacan ka helaysa UNSOM ayaa kulan wadatashi ah laba maalmood ah u qabtay madax dhaqameedka magaalada Burco. Odayaasha ayaa soo saaray bayaan ay ku joojinayaan faragalinta kiisaska GBV markay tagayaan maxkamadaha.

Author: Ismail

Leave a Reply