Dallada isku xidhka haweenka ee Nagaad iyo arday ka kala socota jaamacadaha timacade iyo newgenerational Ayaa si wada jir ah u qabteen kulan lagaga hortagayo Waxyaalaha Dhibaatada U Gaysta gabdhaha iyo haweenka isalamrkaana Waxyeelaynaya maskax ahaan caafimaad ahaan iyo jidh ahaanba, iyadoona maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay FGM ka, iyadoona adaldda Nagaad aaminsanahay in lajoojiyo gabiahaanba Gudniinka hablaha, FGMka
ugu horayn wax halkaasi ka hadalay Cabdiqaadir Ibraahim Aadan oo ka tirsan dal;ada nagaad, iyo sidoo kale ardaya ka socodtay jaamacadaha timacade iyo newgenerational oo sheegay oo sheegay dhibaatadda uu ku hayo gudniinku hablaha.
Gab-gabadiina wax halkaasi tix suugaan ah ku soo bandhigtay Abwaan Hani Seleeban Cabdi (Abwaan Laara)