+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

Hambalyo Mug iyo Miisan leh

Date: 27 /04/2022

 

 

 

 

Uj: Hambalyo Mug iyo Miisan leh

 

 

Anigoo ku hadlaya  Afka Dallada Isku Xidhka Haweenka  iyo dhamaanba haweenwaynaha Soomaaliland  waxaan hamblayo iyo bogaadin  udirayaaa Guddoomiyaha cusub ee Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi. ,cidkasta oo nala dareena oo garatay  in  Kaltuun oo leh khibrad iyo waayo aragnimo dhinaca doorashooyinka iyo guud ahaanba arimaha bulshada   loo magacaabo  Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland, Marlabaad  waxaan soo dhawaynayaa, hambalyeynaynaana  Magcaabista.

 

 

Allaa Mahad Leh

 

 

 

 

Asmahan Cabdisalaan Xasan

Guddoomiyaha Dallada Isku xidhka Haweenka ee

NAGAAD NETWORK

Tell: 063-4427838

 

 

Author: Ismail

Leave a Reply