Dalada isku xidhka haweenka ee Nagaad waxa ay soo gabagabysay oo tobabar ay u qabatay hablaha dhigta jamacadaha dalka gaar ahaan kuliyada social work,/adeega bulshada, tababarkan oo u jeedadiisu ahayd in hablaha dhalinyarta ah ee ka shaqeeya arimaha bulshada gaar ahaana tacadiyad ka dhanka haweenka iyo dhibaatooyinka ay wajahaan haweenku marka ay dhacdo masiibooyinka dabeeciga ah sida dabkii ka kakacay suuqa waaheen sida ugu fiican ee ay uga jawaabi lahaayeen marka ay dhacaan dhibaatooyinka ,una bixin lahaayeen la talin isla markaana ay nafahooda uga badbaadin lahaayeen in dhibaato maskaxeed iyo mid jidheedba ka soo gaadho dhibkaa dhacay.