+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

NAGAAD Oo Tababar U Qabtay Hablaha Dhigta Jaamacadaha Dalka Gaar Ahaan Adeega Bulshada, (Social Work)

Dalada isku xidhka  haweenka ee Nagaad waxa ay soo gabagabysay oo tobabar ay u qabatay hablaha dhigta jamacadaha  dalka  gaar ahaan kuliyada social work,/adeega  bulshada, tababarkan oo u jeedadiisu ahayd in hablaha dhalinyarta ah ee ka shaqeeya arimaha bulshada gaar ahaana tacadiyad ka dhanka haweenka iyo dhibaatooyinka  ay wajahaan haweenku marka ay dhacdo masiibooyinka dabeeciga ah  sida dabkii ka kakacay suuqa waaheen  sida ugu fiican ee  ay uga jawaabi lahaayeen marka ay dhacaan dhibaatooyinka ,una bixin lahaayeen la talin isla markaana ay nafahooda uga badbaadin lahaayeen in dhibaato maskaxeed iyo mid jidheedba ka soo gaadho dhibkaa dhacay.

Author: Ismail

Leave a Reply