+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

10 kamida Ururada Bulashada Iyo Hay,addaha Caalamiga ayaa Saaka Lacag Dhan Nus Milayn $ 500,000 Dooller Ku Wareejiyey Guddiga Taakulaynta Suuqa Waaheen Ee Dhawaan Gubtay

Haya’addaha Maxaliga ah iyo kuwa Caalamiga ah ayaa lacag ay iska ururiyeen oo ay kaga qayb qaadanayaan taakuladda Dabkii Saamiiyey Suuqa Waaheen ee Dadka halkaa ku ganacsan jiray ku hanti beeleen saaka ku wareejiyey Guudiga Taakuladda Suuqaasi, Lacagtan oo noqonysa qaybtii 1aad waxaa  gudoomay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani Guddoomiyaha Guddiga Taakulaynta Suuqa Waaheen, lacagtan ayaa dhamayd Nus Milayn Doolar $ 500,000.

Author: Ismail

Leave a Reply