+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
  • Ismail
  • No Comments

Dallada NAGAAD oo Magaaladda Hargaysa Ku Qabatay Munaasibadda Abaalmarinta Sanadlaha Ah Ee Dhirigalinta Haweenka.

Munaasibadan dhiirigalinta Haweenka oo ay Sanadkan ku abaal , marisay haween muujiyey dadaal dheeri ah oo ay ka sameeyen u garaaridda bulshadda danyarta ah, gaar ahaan dhanka haweenka Xamdda Cabdi Sogsog oo ah  Gabdh araga naafo ka ah iyo Hibo Maxamed oo ah gabadh dhalinyaro ah oo waxbartay Haweenka Hooyooyinka ah ee Suuqa Waaheen ee khudradda ku ganacsadda, kulankaas waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaha Guud ee  Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Dustuurka, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga, Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Haweenka ee Wiija, Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Arimaha Bulshadda iyo Qoyska, Masuuliyiin ka socday Hay’adda SIHA Network, qaar ka socday  Dalladda Haweenka ee NAGAAD, hadalo kooban oo ay masuuliyiintaasi halkaa ka soo jeediyeen oo u badna dhiirigalin iyo mid ay ku qirayeen kaalinta labadan gabdhood kaga jireen bulshadda, kadib waxa la Abaal Marriyey oo biladdo, Shahaado Sharaf iyo Hadiyaddo halkaa lagu guddoosiiyey labadaas hablood ee sanadkan ku guulaystay kaalinta.

 

Author: Ismail

Leave a Reply