+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
Abaal-Marinin Qaran ee Haweenka Warbaahinta

Abaal-Marinin Qaran ee Haweenka Warbaahinta oo Caawa lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargaysa ayaa waxa soo qabanqaabisay Dallada Isku-xidhka Haweenka ee NAGAAD Network oo kaashanaysa Hay’adda Oxfam Munaasibadan ayaa waxa ka soo qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mustafe Cabdi Ciise, Agaasimmaha Guud ee Wasaaradda Distuurka Deeqa Cabdi Yuusuf, Agaasimaha Ha’adda Maamulwanaaga Fadxiya Maxamed…

March 23, 2024
No Comments
National Awards for Women in Media Invest In Women: Accelerate Progress

The National Awards for Women in Media were held at Mansoor Hotel in Hargeisa. The event was organized by NAGAAD Network in collaboration with Oxfam. This event was attended by the Director General of the Ministry of Information, Culture and National Guidance Mustafa Abdi Isse, the Director General of the Ministry of Constitution, Deqa Abdi…

March 23, 2024
No Comments
Xuska Maalinta Haweenka Adduunka: NAGAAD Waxa Ay U Mahad-Celinaysaa Haweenka Halganka Adag Ugu Jira Sidii Loo Sugi Lahaa Xuquuqda Haweenka JSL.

Isku-xidhka haweenka NAGAAD waxa ay la dabbaal degayaan haween waynaha Jamhuuriyadda Somaliland, munaasibadda xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka adduunka. Munaasibaddan awgeed, NAGAAD waxay ugu hambalyaynaysaa haween waynaha Somaliland guud ahaan, gaar ahaan inta u dhaq-dhaqaaqda xuquuqda haweenka, guulihi wax ku oolka ahaa ee ay ka soo hooyeen: Horumarinta caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Ka qayb…

March 11, 2024
No Comments
Commemoration of International Women’s Day: NAGAAD appreciates the women who are fighting hard to secure women’s rights JSL.

The NAGAAD women’s network is joining in the celebration of the remarkable women of the Republic of Somaliland on the occasion of International Women’s Day. On this special day, NAGAAD would like to extend its warmest congratulations to all the women of Somaliland, particularly those who have been actively involved in advancing women’s rights, for…

March 11, 2024
No Comments
Dood-cilmiyeed Salka Ku Haysa Saamaynt Gubashadii Suuqa Waaheen

“waxaanu diirada saarnay nagaad ahaan in la milicsado haween weynihii ku ganacsanayay suuqa waaheen kuwaasi oo xogaha aanu haynaa muujinayaan in saamaynta ugu badan ay masiibadii dabku gaadhsiisay ganacsiyadoodii” NAFIISA Agaasimaha Fulinta NAGAAD   (Hargaysa NAGAAD) Dood cilmiyeed salka ku haysa saamaynt gubashadii suuqa Waaheen ku-yeelatay koboca ganacsiyada Haweenka ayaa maanta magaalada Hargeysa ka qabsoontay….

March 5, 2024
No Comments
Unveiling the Impact: NAGAAD Network’s Panel Discussion on the Aftermath of the WAAHEEN Market Fire on Female Street Vendors

Commemoration of the International Women’s Day   Introduction: In the bustling streets of Hargeisa, Somaliland, the WAAHEEN Market stands as a beacon of commerce, serving as a vital hub for local vendors. However, a devastating fire outbreak shook the foundation of this market, leaving behind profound implications, particularly for the female street vendors who rely…

March 5, 2024
No Comments
WAR-MURTIYEED

Ku socota: Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Soomaalilaan Haddii aanu nahay haweenka Jamhuuriyadda Soomaaliiland waxa aannu si weyn u salluugsannahay falka lagu takooray  in Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid ay noqoto Guddoonka arrimaha bulshada ee Golaha Wakiiladda, iyada oo ah gabadha kali ah ee metesha guud ahaan haweenka reer Soomaalilaan, marka laga tago deegaanka ay ka soo jeedo….

March 4, 2024
No Comments
80 Of The Women Entrepreneurs, Small Businesses In The Waheen Market In Hargeisa City…

80 of the women entrepreneurs, small businesses in the Waheen market in Hargeisa city have completed 6 months of the Somali language curriculum, this project was supported by NAGAAD in cooperation with the OXFAM organization which paid the salaries of the teachers. This plan was part of Hibo and Haween mother education program created by…

November 20, 2023
No Comments
80 Ka Mida Haweenka Ka Ganacsada Suuqa Waaheen Ayaa…

80 ka mida haweenka ka ganacsada, ganacsiyadda yar-yar ee suuqa Waaheen ee Magaaladda Hargaysa ayaa dhamaystay 6 bilood oo ah habqoraalka Soomaaliga iyi Xisaabta, mashruucan oo ay taageertay NAGAAD oo kaashanaysa Hay’ada OXFAM oo bixinaysay mushaharka macalimiinta. Qorshahan ayaa waxa uu qayb ka ahaa barmaamijka wax barashadda Hooyooyinka ee Hibo iyo Haween oo ay hal…

November 20, 2023
No Comments
Tababar Laba Maalmood Ah Oo Ku Saabsan Difaacayaasha Xuquuqul Insaanka Oo Loo-qabatay Qaybo Kala Duwan Oo Ay Ka Mid Yihiin…

NAGAAD NETWORK oo kaashanaysa SIHA NETWORK ayaa tababar laba maalmood ah oo  ku saabsan difaacayaasha xuquuqul insaanka u qabatay qaybo kala duwan oo ay ka mid yihiin shaqaalaha caafimaadka, shaqaalaha bulshada, suxufiyiin, qareeno qaar ka mid ah haweenka dhalinyarada ah.

October 29, 2023
No Comments