+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
WAR-MURTIYEED

Ku socota: Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Soomaalilaan Haddii aanu nahay haweenka Jamhuuriyadda Soomaaliiland waxa aannu si weyn u salluugsannahay falka lagu takooray  in Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid ay noqoto Guddoonka arrimaha bulshada ee Golaha Wakiiladda, iyada oo ah gabadha kali ah ee metesha guud ahaan haweenka reer Soomaalilaan, marka laga tago deegaanka ay ka soo jeedo….

March 4, 2024
No Comments
80 Of The Women Entrepreneurs, Small Businesses In The Waheen Market In Hargeisa City…

80 of the women entrepreneurs, small businesses in the Waheen market in Hargeisa city have completed 6 months of the Somali language curriculum, this project was supported by NAGAAD in cooperation with the OXFAM organization which paid the salaries of the teachers. This plan was part of Hibo and Haween mother education program created by…

November 20, 2023
No Comments
80 Ka Mida Haweenka Ka Ganacsada Suuqa Waaheen Ayaa…

80 ka mida haweenka ka ganacsada, ganacsiyadda yar-yar ee suuqa Waaheen ee Magaaladda Hargaysa ayaa dhamaystay 6 bilood oo ah habqoraalka Soomaaliga iyi Xisaabta, mashruucan oo ay taageertay NAGAAD oo kaashanaysa Hay’ada OXFAM oo bixinaysay mushaharka macalimiinta. Qorshahan ayaa waxa uu qayb ka ahaa barmaamijka wax barashadda Hooyooyinka ee Hibo iyo Haween oo ay hal…

November 20, 2023
No Comments
Tababar Laba Maalmood Ah Oo Ku Saabsan Difaacayaasha Xuquuqul Insaanka Oo Loo-qabatay Qaybo Kala Duwan Oo Ay Ka Mid Yihiin…

NAGAAD NETWORK oo kaashanaysa SIHA NETWORK ayaa tababar laba maalmood ah oo  ku saabsan difaacayaasha xuquuqul insaanka u qabatay qaybo kala duwan oo ay ka mid yihiin shaqaalaha caafimaadka, shaqaalaha bulshada, suxufiyiin, qareeno qaar ka mid ah haweenka dhalinyarada ah.

October 29, 2023
No Comments
Training to Frontline Women Human Right Defenders (WHRDS)….

Nagaad network in collaboration with SIHA network conducted two- days training of physical and digital training to frontline Women Human Right Defenders (WHRDs) of different background including journalist, lawyers, women activist, health workers, and social workers who mainly work with women and children and other most marginalized communities.

October 29, 2023
No Comments
NAGAAD Ayaa Soo Gebagebeysay Tartan Kubadda Cagta Ah Oo Loo Qabtay Lixda Xaafadood Ee Barakacayaasha..

Dallada Isku Xidhka Haweenka ee NAGAAD ayaa soo gebagebeysay Tartan Kubadda Cagta ah oo loo qabtay Lixda Xaafadood  ee Barakacayaasha  Ayax 4, Ayax 3, Malawale, Digaale, Daami iyo Stadium  ee aanu wada shaqaynta la leenahay. VYA iyo OA hablaha iyo wiilasha, waxay naqshadeeyaan, qorsheeyaan oo ay fuliyaan hawlaha ka qaybgalka bulshada – tusaale ahaan riwaayadaha,…

October 21, 2023
No Comments
Concluded A Football Competition That Was Held for The IDP Six Communities..

Nagaad Network concluded a football Competition that was held for the IDP six communities, Ayax 4, Ayax 3, Malawale, Digaale, Daami and Stadium that we work with.   VYA and OA girls and boys, design, plan and implement community engagement activities – i.e., dramas, media, art or sports events, debates, publications, etc, in this competition, the…

October 21, 2023
No Comments
A National Conference on Women’s Inclusion in Humanitarian Leadership.

Nagaad Network, in partnership with Oxfam, organized a national conference on women’s inclusion in humanitarian leadership. The conference was attended by various stakeholders, including UN agencies, INGOs, NGOs, civil society, government officials, and women from IDP communities.

October 20, 2023
No Comments
Shirweyne Heer Qaran Ah Oo Ku Saabsan Ka Mid Noqoshada Haweenka Ee Hogaaminta

NAGAAD oo kaashanaysa Oxfam ayaa soo qaban qaabisay shirweyne heer qaran ah oo ku saabsan ka mid noqoshada haweenka ee hogaaminta bini’aadantinimada. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida Hay’adaha Qaramada Midoobay,NGO’s,  NGO-yada, bulshada rayidka ah, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, haween ka socday bulshada barakacayaasha ah.

October 20, 2023
No Comments
“Hambalyo Ayan U Dirayna Xildhiban Aamina Waxayna Inoo Furtay Albaab Inaga Xidhnaa 81 Waxay Ku Noqonaysa 82”

Dallada Isku Xidhkaa Haweenka ee NAGAAD ayaa Munaasibad isagujirta soo dhaweyn iyo Hambayo ku qaabishay Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Golaha Wakiiladda Soomaaliland. Munaasibadan oo ka dhacday Magaaladda Hargaysa Gaar ahaan Hotel Maansoor ayaa wax aka soo qaybgalay Wasiirka Horumarinta Deegaanka Marwo Shukri X Ismaaciil Baandare, Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid,…

May 11, 2023
No Comments