+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
Daladda Isku Xidhka Ee NAGAAD Iyo Ururka Ay Ku Midoobeen Ururada Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxaliga Ah Ayaa Si Wada Jir Ah U Qabtay Laba Cisho Oo Tababar Ah.

Tababarkaasi oo lagu lafogurayey sidii ay uga qayb gali lahaayeen deeqaha bani aadaminimo. Kulankaasi oo ay sharaxaad iyo la wadaagis waayo aragnimadooda ah ka bixiyeen ururada wadaniga ah ee iyagu fursada u helay inay ka qayb galaan ama helaan deeqahaa bani aadaminimo. Tababarkaasi waxa uu ahaa tababar ay ka soo qayb galayaashii aad ugu falanqeeyeen…

December 15, 2020
No Comments
Munaasibad Xus Iyo Baroordiiq Loogu Sameeyey Dr. Aadan Yuusuf Abokor Oo Hargeysa Ka Qabsoontay

Munaasibad loogu baroorqiidayo Dr. Aadan Yuusuf Abokor oo door weyn ku lahaa dib u dhiskii dalka iyo ka shaqaynta arrimaha bulshada ayaa xalay lagu qabtay Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen dad ka kala socday heerarka kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiin xukuumadda Somaliland ka tirsan ayaa waxa ay…

December 7, 2020
No Comments
Daladda Isku Xidhka Haweenka Ee Nagaad Ayaa Aqoon Iswaydaarsi U Qabatay Dadka Naafada Ah Iyo Kuwa La Haybsooco

dalladda nagaad oo kaashanaysa hay’adda isku xidhka ururada maxaliga ah iyo kuwa international-ka  ah ee somaliland ngo consortium ayaa aqoon isweydaarsi  socday laba maalmood u qabtay dadka  naafada  ah iyo kuwa la haybsooco, aqoon kodhsigan oo ka dhacay hotelka maansoor ee magaalada hargaysa ayaa waxa lagu darsaayey kulankaasi sidii looga hortagilahaa dhibatooyinka uu keenay xanuunka…

December 5, 2020
No Comments
  • 1
  • 2