+252 2 527163
info@nagaadnetwork.org
Badda Cas Area, Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland
Nagaad Ayaa Hargaysa Ku Soo Bandhigtay Daraasad Dib Loogu Eegayo Qoondada Haweenka

Kulan  ay soo qaban qaabisay dallada isku xidhka haweenka ee NAGAAD ayaa waxa lagaga hadlay cilmi-baadhis ku saabsan dib u eegis lagu sameeyey Qoondada haweenka ee Somaliland laga soo bilaabo sanadkii 2002-2021.   Qoondada oo ay curiyeen xukumada iyo ururadda arrimaha bulshada loona gudbiyey wakhtigaasi Golayaasha sharci dajinta ayaan noqon mid midho dhasha, kadib markii…

March 29, 2022
No Comments
Daladda NAGAAD Oo Hargeysa Ka Furtay ‘Xarunta la Socodka Tacadiyada ka Dhanka Ah Haweena’

Hargeysa (Nagaad) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa   (05.03.2022) Xadhigga ka jaray Xarunta la socodka Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka, taasi oo ay Magaalada Hargeysa ka hirgalisay Daladda ururrada Haweenka ee NAGAAD. Xaruntan oo muhiim u ah haweenka isla-markaana u adeegi doonta Marka ay doorashooyinka ka qay-galayaan iyo mar kaleba, ayaa waxay…

March 5, 2022
No Comments
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Xubnihii Haweenka Ahaa Ee Aan Ku Guulaysan Tartankii Ay U Galeen Kuraasida Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka.

Hargeysa-20-06-2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay murrashaxiintii haweenka ahaa ee ka qaybgalay doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee dalka ka qabsoomay 31-May-2021, islamarkaana aan ku guulaysan kuraasidii ay u tartameen. Ugu horrayn wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga, Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare oo halkaas ka hadashay,…

June 21, 2021
No Comments
War-saxaafadeed :Niyad-jabka Haweenka ee Doorashayiinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada

Haweenka Somaliland waxa ay kaalin muhiim ah kaga jiraan dhismaha dhaqan,dhaqaale, siyaasadeed iyo Bulshaba ee Jamhuuriyadda Somaliland, Haweenku waa rukunka ugu wayn ee geeddi socodka Dimuqraadiyadda iyo hanaanka doorashooyinka Somaliland, iyaga oo ah  codbixiyayaasha ugu badan ee doorashooyinka Somaliland, hase ahaatee, haweenku marnaba kama helin saamigii ay mudnaayeen xukuumadihii kala dambeeyay ee Somaliland. Waxa wax…

June 6, 2021
No Comments
Daladda NAGAAD oo Daah-furtay Xarun Lagala Soconayo Tacadiyadaha Haweenka lagula kici-karo xilliga Doorashada

Hargeysa (Nagaad) – Daladda Ururrada Haweenka Somaliland ee NAGAAD, ayaa Magaalada Hargeysa ka furtay Xarun dabagalaysa isla-markaana diwaangelinaysa Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka Maalmaha doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka oo sida qorshuhu yahay dalka ka dhacay 31-ka bishan May, 2021. Munaasibad Maanta lagu qabtay xarunta dabagalka Tacadiyada ka dhanka Haweenka, ayaa waxa xadhigga ka jaray…

May 24, 2021
No Comments
NAGAAD Ayaa Xisbiga UCID Ku Bogaadisay 10 Musharax Ee Hawenka ah ee ka Sharaxan Xisbigaasi

  Dallada NAGAAD Network Ayaa Xisbiga Mucardka Ee Ucid Ku Bogaadisay 10 Musharax Ee hawenka ah ee ka Sharaxan Xisbigaasi’ Isalamrkaana Ugu Baaqday Haween-waynaha In Ay Codkooda Siiyaan Habalaha Mushrixiinta. Munaasibad lagu Shaacinayay 10 kaasi hablood ee musharixiinta ah ayaa lagu qabtay hotrelka maansoor ee magaalada hargeisa waxana madasha ka soo qayb galay gudoomiye ku…

March 27, 2021
No Comments
Dufcadii Labaad Ee Dhalinyarta Upshift Ee Laga Qaato Magaaladda Hargaysa Oo Ka Kooban 50 Qof Oo Isugu Jira Rag Iyo Dumar Ayaa Tababarkii Ganacsiga Loo Soo Xidhay

Hargaysa (NAGAAD) tabobar soconayey muddo afar cisho a, ayaa  loosoo gabogabeeyay 50 dhalinyaro ganacsiyada fudud labaraayey  tabobarkaas ayaa ujeedkiisu ahaa sidii ay dayartan maalgalin ganacsi loo siin lahaa Filsan oo kamid ah ardaydii tabobarkan qaadanaysay ayaa  ugu horayn halkaaso ka hashay waxaana ka mid ahaa hadlkeeda “waxaaan idinkkula talinayaa, in aydin ganacsiyadiina ku salaysaan shareecada…

February 18, 2021
No Comments
Dallada Nagaad Iyo Arday Jaamacadaha Oo Qabtay Kulan Lagag Hor Tagaayo Gudniinka FGM-Ka.

Dallada isku xidhka haweenka ee Nagaad iyo arday ka kala socota jaamacadaha timacade iyo newgenerational  Ayaa  si wada jir ah u qabteen  kulan lagaga hortagayo Waxyaalaha Dhibaatada U Gaysta gabdhaha iyo haweenka isalamrkaana  Waxyeelaynaya  maskax ahaan caafimaad ahaan iyo jidh ahaanba, iyadoona maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay FGM ka,…

February 6, 2021
No Comments
Qaar Ka Mida Madaxdhaqmeed G Maroodijeex Oo Taageeray In Haweenku Ku Soo Baxaan Golayaasha Deegaanka iyo Wakiiladda

Dallada NAGAAD Network ayaa maanta kusoo gabagabaysay Magaalada Hargaysa kulan hawleed ay u qabatay qaar kamid ah Cuqaasha gobolka Maroodijeex. Kulankan ayaa wuxuu daarranaa in Cuqaashu ay ansixiyaan hablaha musharaxiinta ah ee gobolka Maroodijeex u sharaxan doorashooyinka Golaha wakiillada iyo Golaaha deegaanka. Cuqaasha ayaa dood dheer ka dib isku raacay in habluhu  xaq u leeyihiin…

January 30, 2021
No Comments
Qaar Ka Mida Madaxdhaqmeed G Saaxil Oo Taageeray in Haweenku Ku Soo Baxaan Golayaasha Deegaanka iyo Wakiiladda

Hay’adda NAGAAD Network ayaa maanta kusoo gabagabaysay Magaalada Berbera kulan hawleed ay u qabatay qaar kamid ah Cuqaasha gobolka saaxil. Kulankan ayaa wuxuu daarranaa in Cuqaashu ay ansixiyaan hablaha musharaxiinta ah ee gobolka Saaxil u sharaxan doorashooyinka Golaha wakiillada iyo Golaaha deegaanka. Cuqaasha ayaa dood dheer ka dib isku raacay in habluhu  xaq u leeyihiin…

January 24, 2021
No Comments