Dallada NAGAAD Network oo kaashanaysa Wasaaradda Arimaha Dibada ee Netherlands iyo The African Women’s Development and Communication Network ayaa Tababar ku saabsan, Ku tababarida cadaalada cimilada ee shabakada WRO iyo xubnaha AACJ, ku soo gabogabaysay Magaaladda Hargaysa.
Kulan ku saabsan Did u eegista Guddidii ka Shaqaynaysay Qoondadii Haweenka ee Kuraasta Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka, Caqabadihii ay la kulmeen iyo Casharaddii laga bartay, kulanka oo ay soo wada qabanqaabiyeen NAGAAD IYO SONSAF, ayaa ka furmay Guleed Hotel Magaaladda Hargaysa.
Madaxa Iskaashiga Horumarinta ee Safaaradda Sweden (Head of Development Co-operation for Somalia at Embassy of Sweden) Petra Smitmanis Dry iyo Xaliimo Cali Aadan oo ah madaxa barnaamijka ayaa booqasho ku yimi Xarunta Dhexe Dallada Isku Xidhka Haweenka ee NAGAAD Network Hargaysa Soomaliland, Masuuliyiinta Dalladaasi oo ay halkaasi kulamo ku yeesheen ayaa waxa ay ka waraysatay…
Date: 04.05.2022 War-saxaafadeed Dallada Isku Xidhka Haweenka ee NAGAAD waxa ay saluug ka muujinaysaa khiilaafka horta leh ee ka soo baxaaya Xubin kamida Koomishanka Doorashooyinka Qaranka kaas oo la xidhiidha Magcaabista loo magcaabay Kaltuun Sheikh Xasan Cabdi in ay ahaato Guddoomiyaha Gudiga Koomiishanka, Dallada NAGAAAD oo ku hadlaysa afka haweenka Soomaliland waxa ay ka…
Dalada isku xidhka haweenka ee Nagaad waxa ay soo gabagabysay oo tobabar ay u qabatay hablaha dhigta jamacadaha dalka gaar ahaan kuliyada social work,/adeega bulshada, tababarkan oo u jeedadiisu ahayd in hablaha dhalinyarta ah ee ka shaqeeya arimaha bulshada gaar ahaana tacadiyad ka dhanka haweenka iyo dhibaatooyinka ay wajahaan haweenku marka ay dhacdo masiibooyinka dabeeciga…
NAGAAD Oo Soo Bandhigtay Daraasad Xanbaarsan Warbixin La Xidhiidha doorka ka qayb-qaadashada dumarka ee siyaasada halka ay SONSAF Oo Isla Madashaas Ku Soo Bandhigtay Mareegta Hansiyaasi.com oo lagu ururiyay xog iyo qoraalo ku saabsan arrimaha dumarka iyo siyaasada NAGAAD Network ayaa soo bandhigtay Buug ay ku duugan tahay warbixin khusaysa doorashooyinkii dhawaan dalka ka dhaxay,…