dalladda nagaad oo kaashanaysa hay’adda isku xidhka ururada maxaliga ah iyo kuwa international-ka ah ee somaliland ngo consortium ayaa aqoon isweydaarsi socday laba maalmood u qabtay dadka naafada ah iyo kuwa la haybsooco, aqoon kodhsigan oo ka dhacay hotelka maansoor ee magaalada hargaysa ayaa waxa lagu darsaayey kulankaasi sidii looga hortagilahaa dhibatooyinka uu keenay xanuunka…