NAGAAD Oo Soo Bandhigtay Daraasad Xanbaarsan Warbixin La Xidhiidha doorka ka qayb-qaadashada dumarka ee siyaasada halka ay SONSAF Oo Isla Madashaas Ku Soo Bandhigtay Mareegta Hansiyaasi.com oo lagu ururiyay xog iyo qoraalo ku saabsan arrimaha dumarka iyo siyaasada NAGAAD Network ayaa soo bandhigtay Buug ay ku duugan tahay warbixin khusaysa doorashooyinkii dhawaan dalka ka dhaxay,…
Hargeysa (Nagaad) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa (05.03.2022) Xadhigga ka jaray Xarunta la socodka Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka, taasi oo ay Magaalada Hargeysa ka hirgalisay Daladda ururrada Haweenka ee NAGAAD. Xaruntan oo muhiim u ah haweenka isla-markaana u adeegi doonta Marka ay doorashooyinka ka qay-galayaan iyo mar kaleba, ayaa waxay…
Hargeysa-20-06-2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay murrashaxiintii haweenka ahaa ee ka qaybgalay doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee dalka ka qabsoomay 31-May-2021, islamarkaana aan ku guulaysan kuraasidii ay u tartameen. Ugu horrayn wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga, Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare oo halkaas ka hadashay,…
Dallada NAGAAD Network Ayaa Xisbiga Mucardka Ee Ucid Ku Bogaadisay 10 Musharax Ee hawenka ah ee ka Sharaxan Xisbigaasi’ Isalamrkaana Ugu Baaqday Haween-waynaha In Ay Codkooda Siiyaan Habalaha Mushrixiinta. Munaasibad lagu Shaacinayay 10 kaasi hablood ee musharixiinta ah ayaa lagu qabtay hotrelka maansoor ee magaalada hargeisa waxana madasha ka soo qayb galay gudoomiye ku…